Matayos 25:44 KQA

44 Iyaguna markaasay u jawaabi doonaan oo ku odhan doonaan, Sayidow, goormaannu ku aragnay adigoo gaajaysan ama harraadsan ama qariib ah ama qaawan ama buka ama xabsi ku jira oo aannu ku kalmayn waynay?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 25

arki Matayos 25:44 macnaha guud