Matayos 25:45 KQA

45 Markaasuu u jawaabi doonaa oo ku odhan doonaa, Runtii waxaan idinku leeyahay, In alla intaad u samayn weydeen mid ka mid ah kuwan u yaryar, anigana waad ii samayn weydeen.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 25

arki Matayos 25:45 macnaha guud