Muujintii 17:6 KQA

6 Markaasaan arkay naagtii oo ku sakhraantay dhiiggii quduusiinta iyo dhiiggii kuwii Ciise u markhaati furay. Oo markaan iyadii arkay ayaan aad ula yaabay.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 17

arki Muujintii 17:6 macnaha guud