Muujintii 17:7 KQA

7 Markaasaa malaa'igtii waxay igu tidhi, War, maxaad u yaabtay? Waxaan kuu sheegi doonaa qarsoodiga naagta iyo bahalka iyada sida oo leh toddobada madax iyo tobanka gees.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 17

arki Muujintii 17:7 macnaha guud