Muujintii 19:1 KQA

1 Oo waxyaalahaas ka dib waxaan maqlay wax u eg cod weyn oo maqluuq badan oo samada ku jira, oo waxay lahaayeen, Halleeluuya; badbaado iyo ammaan iyo xoog waxaa leh Ilaahayaga;

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 19

arki Muujintii 19:1 macnaha guud