Muujintii 19:2 KQA

2 waayo, waxaa run iyo xaq ah xukummadiisa, maxaa yeelay, isagu wuu xukumay dhilladii weynayd ee dhulka ku hallaysay sinadeedii; oo dhiiggii addoommadiisiina gacanteeda wuu ka aaray.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 19

arki Muujintii 19:2 macnaha guud