Muujintii 20:14 KQA

14 Oo dhimashadii iyo Haadeesba waxaa lagu tuuray baddii dabka ahayd. Oo taasu waa dhimashadii labaad oo ah badda dabka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 20

arki Muujintii 20:14 macnaha guud