Muujintii 22:17 KQA

17 Ruuxa iyo aroosadduba waxay yidhaahdaan, Kaalay. Oo kii maqlaana ha yidhaahdo, Kaalay. Oo kii harraadsanuna ha yimaado. Oo kii doonayaaba biyaha nolosha hadiyad ahaan ha u qaato.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 22

arki Muujintii 22:17 macnaha guud