Muujintii 22:18 KQA

18 Oo anigu waxaan ku idhaahdaa nin kasta oo maqla erayadii wax sii sheegidda ee kitaabkan lagu qoray, Haddii nin wax ku daro iyaga, Ilaah wuxuu isaga ku dari doonaa belaayooyinka kitaabkan ku qoran;

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 22

arki Muujintii 22:18 macnaha guud