Muujintii 4:11 KQA

11 Rabbigayagow, Ilaahayagow, adigu waad istaahishaa inaad heshid ammaanta iyo cisada iyo xoogga, waayo, wax kasta adaa abuuray, maxaa yeelay, doonistaada aawadeed ayay u ahaadeen oo u abuurmeen.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 4

arki Muujintii 4:11 macnaha guud