Muujintii 5:1 KQA

1 Oo anna kii carshiga ku fadhiyey gacantiisa midigta waxaan ku arkay kitaab wax kaga qoran yihiin dul iyo hoosba, oo waxaa ku shaabadaysnaa toddoba shaabadood.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 5

arki Muujintii 5:1 macnaha guud