Muujintii 4:3 KQA

3 oo kii fadhiyey midabkiisu wuxuu u ekaa dhagax yasbid iyo dhagax sardiyos, oo carshigana waxaa ku wareegsanaa qaansoroobaad midabkeedu u eg yahay dhagax sumurud.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 4

arki Muujintii 4:3 macnaha guud