Muujintii 4:4 KQA

4 Oo carshigii hareerihiisana waxaa yiil afar iyo labaatan carshi oo kale; oo carshiyadii dushoodana waxaan ku arkay afar iyo labaatan oday oo ku fadhiya, oo dhar cad qaba; madaxana waxaa u saarnaa taajaj dahab ah.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 4

arki Muujintii 4:4 macnaha guud