Yacquub 4:2 KQA

2 Waad damacdaan, mana lihidin; waad dishaan, waadna xaasiddaan, mana heli kartaan; waad dirirtaan, waadna dagaallantaan, mana lihidin, waayo, ma aad weyddiisataan.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 4

arki Yacquub 4:2 macnaha guud