Yooxanaa 17:24 KQA

24 Aabbow, kuwaad i siisay waan doonayaa inay ila joogaan meeshaan joogo inay arkaan ammaantaydii aad i siisay, waayo, adaa i jeclaa intaan dunida la aasaasin.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 17

arki Yooxanaa 17:24 macnaha guud