Yooxanaa 17:25 KQA

25 Aabbaha xaqa ahow, dunidu kuma ay garanaynin, laakiinse waan ku garanayay; kuwanna waxay garanayeen inaad i soo dirtay.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 17

arki Yooxanaa 17:25 macnaha guud