Yooxanaa 18:16 KQA

16 Butros se wuxuu taagnaa albaabka agtiisa oo dibadda ah. Sidaa daraaddeed kii kale oo xerta ahaa oo wadaadka sare garanayay ayaa dibadda u soo baxay oo la hadlay tii albaabka ilaalinaysay, oo Butros ayuu soo geliyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:16 macnaha guud