Yooxanaa 18:17 KQA

17 Gabadhii albaabka ilaalinaysay waxay Butros ku tidhi, Adiguna ma waxaad tahay mid ka mid ah ninkan xertiisa? Wuxuu ku yidhi, Ma ihi.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:17 macnaha guud