Yooxanaa 18:18 KQA

18 Markaasaa waxaa taagnaayeen addoommadii iyo saraakiishii oo dab dhuxul ah sameeyey, maxaa yeelay, dhaxan bay ahayd, wayna kulaalayeen. Butrosna wuu la joogay, isagoo taagan oo dabka kulaalaya.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:18 macnaha guud