Yooxanaa 8:19 KQA

19 Sidaas aawadeed waxay ku yidhaahdeen, Aabbahaa xaggee buu joogaa? Ciise ayaa ugu jawaabay, I garan maysaan, Aabbahayna garan maysaan. Haddaad i garanaysaan, Aabbahayna waad garan lahaydeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:19 macnaha guud