Yooxanaa 8:20 KQA

20 Hadalladaas ayuu kaga hadlay meeshii khasnaddu tiil intuu macbudka wax ku barayay. Oo ninna ma uu qaban isaga, waayo, saacaddiisii weli ma iman.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:20 macnaha guud