Baxniintii 13:18 KQA

18 Laakiinse Ilaah wuxuu dadkii u hor kacay waddada la wareegta cidlada ku ag taal Badda Cas; reer binu Israa'iilna waxay Masar ka bexeen iyagoo hubkoodii sita.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:18 macnaha guud