Baxniintii 13:19 KQA

19 Markaasaa Muuse wuxuu qaaday lafihii Yuusuf; waayo, Yuusuf aad buu ugu dhaartay reer binu Israa'iil, oo wuxuu ku yidhi, Hubaal Ilaah waa idin soo booqan doonaa; ee lafahayga waa inaad halkan ka qaaddaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:19 macnaha guud