Baxniintii 16:10 KQA

10 Intii Haaruun la hadlayay shirkii reer binu Israa'iil oo dhan waxay eegeen xaggii cidlada, oo bal eeg, ammaantii Rabbiga ayaa daruurtii ka dhex muuqatay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:10 macnaha guud