Baxniintii 16:9 KQA

9 Markaasaa Muuse wuxuu Haaruun ku yidhi, Shirka reer binu Israa'iil oo dhan waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga hortiisa ku soo dhowaada; waayo, wuu maqlay gunuuskiinnii.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:9 macnaha guud