Baxniintii 2:10 KQA

10 Yarkiina waa koray, markaasay u keentay gabadhii Fircoon, oo wuxuu noqday wiilkeedii. Oo waxay magiciisii u bixisay Muuse, oo waxay tidhi, Maxaa yeelay, anaa biyihii ka soo bixiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:10 macnaha guud