Baxniintii 2:11 KQA

11 Oo waayahaas, markii Muuse weynaaday, waxay noqotay inuu walaalihiis u soo baxay, oo uu fiiriyey culaabta saaran. Markaasuu wuxuu arkay mid Masri ah oo dilaya mid Cibraani ah oo walaalihiis ka mid ah.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:11 macnaha guud