Baxniintii 2:15 KQA

15 Haddaba markii Fircoon waxaas maqlay, ayuu wuxuu doondoonay inuu Muuse nafta ka qaado. Laakiinse Muuse waa ka cararay Fircoon hortiisii, oo wuxuu degay dalka Midyaan, oo ceel buu ag fadhiistay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:15 macnaha guud