Baxniintii 2:16 KQA

16 Haddaba wadaadkii Midyaan wuxuu lahaa toddoba gabdhood. Intay ceelkii yimaadeen ayay dhaamiyeen oo berkedihii biyo ka buuxiyeen inay waraabiyaan idihii aabbahood.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:16 macnaha guud