Baxniintii 25:10 KQA

10 Oo waa inay sanduuq ka sameeyaan qori qudhac ah, oo dhererkiisuna waa inuu ahaadaa laba dhudhun iyo badh, ballaadhkiisuna waa inuu ahaadaa dhudhun iyo badh, sarajooggiisuna waa inuu ahaadaa dhudhun iyo badh.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 25

arki Baxniintii 25:10 macnaha guud