Baxniintii 25:11 KQA

11 Oo waa inaad ku dahaadhaa dahab saafi ah, oo gudaha iyo dibaddaba waa inaad ka dahaadhaa, oo dushiisana waa inaad u samaysaa wax taaj oo kale ah oo dahab ah oo ku wareegsan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 25

arki Baxniintii 25:11 macnaha guud