Baxniintii 25:12 KQA

12 Oo waa inaad afar siddo oo dahab ah u yeeshaa, oo aad kaga dhejisaa afarta rukun, oo laba siddo waa inay isku dhinac ku yaalliin, laba siddona waa inay dhinaciisa kale ku yaalliin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 25

arki Baxniintii 25:12 macnaha guud