Baxniintii 28:11 KQA

11 Sida shuqulka dhagax-xardhihii waa inaad labada dhagax u xaradhaa xaradh u eg xaradhka shaabadda, oo waana inaad ku dhigtaa magacyadii reer binu Israa'iil; oo waa inaad saldhigyo dahab ah ku dhejisaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28

arki Baxniintii 28:11 macnaha guud