Baxniintii 28:12 KQA

12 Oo labada dhagax waa inaad ku dhejisaa eefodka garbihiisa inay dhagaxyo xusuus ah u noqdaan reer binu Israa'iil, oo Haaruun waa inuu Rabbiga hortiisa magacyadooda ku qaadaa garbihiisa xusuus ahaan aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28

arki Baxniintii 28:12 macnaha guud