Baxniintii 30:12 KQA

12 Markaad reer binu Israa'iil tirinaysid, intii ay tiradoodu noqoto oo dhan, nin waluba waa inuu Rabbiga siiyo madaxfurashadiisa, markaad tirisid; si aan belaayo ugu dhicin markaad iyaga tirisid.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 30

arki Baxniintii 30:12 macnaha guud