Baxniintii 30:13 KQA

13 Oo waxan waa inay bixiyaan, nin walba oo u gudba kuwa la tiriyey waa inuu bixiyaa nus sheqel le'eg sheqelkii meesha quduuska ah: (sheqelku waa labaatan geeraah:) nus sheqel waa in Rabbiga loo bixiyaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 30

arki Baxniintii 30:13 macnaha guud