Baxniintii 4:19 KQA

19 Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi Muuse, isagoo Midyaan jooga, Tag, oo Masar ku noqo, waayo, dadkii doondoonayay inay nafta kaa qaadaan way wada dhinteen.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 4

arki Baxniintii 4:19 macnaha guud