Baxniintii 4:20 KQA

20 Markaasaa Muuse wuxuu watay naagtiisii iyo wiilashiisii, oo wuxuu saartay dameer, wuxuuna ku noqday dalkii Masar. Markaasaa Muuse ushii Ilaah gacanta ku qaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 4

arki Baxniintii 4:20 macnaha guud