Baxniintii 7:21 KQA

21 Kalluunkii webiga ku jirayna way wada bakhtiyeen; webigiina waa uray, Masriyiintiina biyo way ka cabbi kari waayeen webigii; dhulkii Masar oo dhammuna wuxuu noqday dhiig miidhan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 7

arki Baxniintii 7:21 macnaha guud