Baxniintii 7:22 KQA

22 Markaasaa saaxiriintii Masarna waxay yeeleen sidii si le'eg oo falfalkoodii ku sameeyeen. Qalbigii Fircoonna wuu sii qallafsanaaday, mana uu dhegaysan iyagii, sidii Rabbigu yidhi.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 7

arki Baxniintii 7:22 macnaha guud