Baxniintii 8:19 KQA

19 Markaasaa saaxiriintii waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Tanu waa fartii Ilaah. Qalbigii Fircoonna wuu sii qallafsanaaday, mana uu dhegaysan iyagii, sidii Rabbigu yidhi.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:19 macnaha guud