Baxniintii 8:20 KQA

20 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Aroor hore kac oo Fircoon hortiisa istaag, waayo, markaasuu biyaha tegayaa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waxaa Rabbigu leeyahay, Dadkayga sii daa ha tageene inay ii adeegaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:20 macnaha guud