Bilowgii 25:34 KQA

34 Yacquubna wuxuu Ceesaw siiyey kibis iyo fuud digir laga sameeyey, wuuna cunay oo cabbay, markaasuu intuu kacay, iska tegey. Sidaasuu Ceesaw u quudhsaday curadnimadiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 25

arki Bilowgii 25:34 macnaha guud