Bilowgii 26:1 KQA

1 Waxaa dhulkii ka dhacday abaar, oo aan ahayn tii hore oo waagii Ibraahim dhacday. Markaasaa Isxaaq u kacay xagga Abimeleg oo ahaa boqorkii reer Falastiin xagga Geraar.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 26

arki Bilowgii 26:1 macnaha guud