Bilowgii 31:35 KQA

35 Oo waxay aabbeheed ku tidhi, Sayidkaygiiyow, ha u cadhoon inaanan istaagi karin, waayo, caadadii dumarku heli jiray baan qabaa. Isna wuu baadhay, laakiinse sanamyadii ma uu helin.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 31

arki Bilowgii 31:35 macnaha guud