Bilowgii 31:36 KQA

36 Yacquubna wuu cadhooday, oo Laabaan wuu la murmay; Yacquubna wuu u jawaabay oo wuxuu Laabaan ku yidhi, Waa maxay xadgudubkaygu? Waa maxay dembigayga aad aawadiis aad iigu soo raacdaysatay?

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 31

arki Bilowgii 31:36 macnaha guud