Boqorradii Labaad 10:23 KQA

23 Markaasaa Yeehuu iyo Yehoonaadaab ina Reekaab waxay galeen gurigii Bacal, Yeehuuna wuxuu ku yidhi kuwii Bacal caabudayay, Baadha oo iska fiiriya inaan halkan addoommadii Rabbiga waxba idinkala joogin, laakiinse aad tihiin kuwa Bacal caabuda oo keliya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:23 macnaha guud