Boqorradii Labaad 10:24 KQA

24 Markaasay gudaha u galeen inay allabaryo iyo qurbaanno la gubo bixiyaan. Haddaba Yeehuu wuxuu mar hore soo doortay siddeetan nin inay dibadda joogaan, oo wuxuu ku yidhi, Nimanka aan gacantiinna soo geliyo hadduu midna baxsado, kii sii daaya ayaa naftiisa loo qisaasayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:24 macnaha guud