Boqorradii Labaad 10:29 KQA

29 Habase yeeshee dembiyadii Yaaraabcaam ina Nebaad kii dadka Israa'iil dembaajiyey Yeehuu kama hadhin, kuwaasoo ahaa weylihii dahabka ahaa ee dhex yiil Beytel iyo Daan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:29 macnaha guud