Boqorradii Labaad 10:30 KQA

30 Markaasaa Rabbigu wuxuu Yeehuu ku yidhi, Si wanaagsan baad u yeeshay wax hortayda ku toosan, oo reerkii Axaabna waad ku samaysay wax alla wixii qalbigayga ku jiray oo dhan, haddaba sidaas daraaddeed farcankaaga qarniga afraad ah ayaa ku fadhiisan doona carshiga dalka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:30 macnaha guud